Home arrow Siyaasadda | Somaliya arrow Sirkaal Katirsan Ciidamada Booliska oo Xaley Baydhabo Lagu Toogtey
Halaagii Dhacay Looma Kala Harin
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:19
Date:30-11-2008
SOMALI STARZ TEAM IN SEATTLE XAWAALADA IFTIN
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:80
Date:23-11-2008
Somali Army 70´s and 80´s
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:243
Date:13-11-2008
BEST NIIKO-WAA IDILAA
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:368
Date:13-11-2008
Ciyaarah Dhaqanka Somali, Oromo, Cafar
Added by:Ali Moallim
Rating:
Views:135
Date:13-11-2008

Laanta Afka Soomaaliga

BBC
Voice of America

Polls

What type of government should Somalia have?
 
How do you rate President Abdullahi Yusuf?
 

Syndicate

Get Our News Updates
Apr 17 2008
Sirkaal Katirsan Ciidamada Booliska oo Xaley Baydhabo Lagu Toogtey
Written by Ali Moallim   
Thursday, 17 April 2008

Baydhabo,(insidesomalia.org)-Kooxo hubeysan ayaa xalay bartamaha Magaalada Baydhabo waxaa ay ku toogteen Sarkaal ka tirsanaa Ciidamada Booliska Magaalada Baydhabo, kaas oo lagu magacabi jiray Aadan Cabdullaahi Karkadey oo uu dhalay Col Karkartay oo Macalin ka ahaan jiray Dugsiga Tababarka ee Xalane ee Magaalada Muqdisho xiligii Dowladdii Maxamed Siyaad Bare.

Sida ay sheegayan wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo Sarkaalkan ayaa waxaa uu ahaa mid ka mid ah Saraakiisha Booliska Magaalada Baydhabo, waxaa uu ahaa nin dhalinyaro ah oo Magaalada aad looga yaqaano.

Kooxihii dilka u geystay Sarkaalkaas ayaa halkaas ka baxsaday, iyagoo bad qaba sida ay sheegayan wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo, Ciidamada Booliska ayaa baaritaano kawada Xaafadii Sirkaalka lagu dilay, balse ma jirto ilaa iyo hadda cid loo soo qabtay dilka Sarkaalkaasi oo xaley lagu diley Baydhabo.

Magaalada Baydhabo ayaa beryahan dabe waxaa kadhacayey dilal loogeysanayo saraakiisha ciidamada dowladda iyo weliba kuwa itoobiya oo jooga magaaladaasi baydhabo,Maamulka Gobolka Bay iyo kan Degmada ayaa ku dadaalaya sidii gacan bir ah loogu qaban lahaa kuwa kadanbeeya dilalka qorsheysan ee kadhacaya Magaalada.

Comments (0)add
Write comment
quote
bold
italicize
underline
strike
url
image
quote
quote
smile
wink
laugh
grin
angry
sad
shocked
cool
tongue
kiss
cry
smaller | bigger

busy
 
Newer news items
Older news items

<< Previous Page                    Next Page>>

< Prev   Next >